By Maryan Cabdalla On Wednesday, March 20th, 2019
0 Comments

Dowlada Federaalka oo kahor timid mudo kororsiga Madaxda Galmudug Shaacana ka qaaday xiliga…

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa kahor timid mudo kororsi ay ku dhawaaqeen Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Gelle iyo Madaxa Xukuumada Sheekh Shaakir ,kuwaa oo sheegay in xilka More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, March 20th, 2019
0 Comments

Shirkada Dahabshiil oo Si Xooggan U Beenisay Eedaha Aljazeera

Shirkadda Dahabshiil Group waxay si xooggan isaga fogaynaysaa eedaymaha been abuurka ah ee laanta Carabiga ee telefishanka Aljazeera naga baahisay. Waxay baahintani xambaarsanayd eedaymo been More...

By Maryan Cabdalla On Monday, March 18th, 2019
0 Comments

Dowladda Soomaaliya oo sharaxaad ka bixisay askar mushaar la’aan ka cabanaysa

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa aad isu soo tarayay wararka ah in ciidanka militariga Soomaaliya ay mushaar la’aan yihiin, islamarkaasna muddo billooyin ah aan wax mushaar la siinin inkasta oo madaxda dowladda More...

By Maryan Cabdalla On Monday, March 18th, 2019
0 Comments

Nin hubeysan oo toogasho ka billaabay magaalada Utrecht ee dalka Holland

Nin hubeysan ayaa xabado ku furay meel laga raaco tareenada oo ku taalla magaalada Utrecht ee dalka Hollad, halkaasi oo dhowr qof uu ku dhaawacay, sida ay booliiska sheegeen. Goobtan oo lagu magacaabo Fagaraaha More...

By Maryan Cabdalla On Sunday, March 17th, 2019
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyay dhiggiisa dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood More...

By Maryan Cabdalla On Saturday, March 16th, 2019
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo iyo Dhigiisa Jabuuti oo Wadahadal yeeshay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood More...

By Maryan Cabdalla On Saturday, March 16th, 2019
0 Comments

Madaxweyne Gelle Oo Soo Gaaray M/Muqdish

Madaxweynaha jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Gelle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho. Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wafdigan ku More...

By Maryan Cabdalla On Saturday, March 16th, 2019
0 Comments

Ninkii Muslimiinta ku laayay dalka New Zealand oo Maxkamad lasoo taagay

Waxaa maxkamad kutaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand lasoo taagay ninkii ka dambeeyay weerarkii lagu laayay muslimiin badan ee ku cibaadeesaneysay  labo masjid oo kuyaala New Zealand. Brenton More...

By Maryan Cabdalla On Saturday, March 16th, 2019
0 Comments

Howlgalo ciidamada dowlada iyo kuwo Maraykan ah ay ka fuliyeen deegaanka Jilib-Marka

Wararka ka imanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in howlgal qorsheysan ay si wadajir ah uga fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo ciidamo Maraykan ah deegaanka Jilib-Marka ee ku dhow magaalada More...

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300