Published On: Tue, Jul 16th, 2019

Midowga Yurub Oo Xoojinayo Taageerada Soomaaliya

War qoraal ah ayuu Ururku ku sheegay inay xoojinayaan taageerada ay xukuumadda federaalka ka siiyaan dhanka dimoqraadiyada iyo horumarinta dadka.

Sidoo kale wuxuu shaaca ka qaaday in dowlada federaalka uu ka caawin doono dhismaha hay’addaha dowladda iyo xoojinta cadaaladda.

Bayaanka ayaa lagu xusay in taburacaadooda ay sidoo kale ku qotonto sidii Soomaaliya u noqon lahayd dal xasiloon.

Ugu dambeyntii War-saxaafadeedkan ayaa Tacsi loogu diray Ehellada ay dadkoodu ku dhinteen weerarkii ka dhacay M/Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Radioshabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300