Cabdikariin Qalbidhagax oo gaaray magaalada Kismaayo

Barnaamijka Faaqidaadda waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay sanadguuradii koowaad ee kasoo wareegtay qaraxii isgoyska Zoobe ee Muqdisho ee dhacay 14-kii October 2017.
Qaraxaas ayaa waxa uu noqday kii ugu dhimahsada badnaa taariikhda Soomaaliya. Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.
VOA Somali.
About the Author