Nagala soo Xiriir



Latest Media
Warka-18-06-2013
[19-06-2013 01:30]
Warka-17-06-2013
[18-06-2013 06:51]
Warka-16-06-2013
[16-06-2013 23:43]
Warka-15-06-2013
[16-06-2013 00:23]
Warka-14-06-2013
[14-06-2013 23:02]
Warka-13-06-2013
[14-06-2013 02:21]
Warka-12-06-2013
[13-06-2013 02:05]
Warka-11-06-2013
[12-06-2013 00:39]
Warka-10-06-2013
[11-06-2013 03:16]
Warka-09-06-2013
[10-06-2013 02:10]

Ku Raadso waxaad Rabto

Mo Farah oo ku Guuleystay Caawa Bilada Danahka ee 5000 mitir olombikada London 2012……
Mo Farah oo ku Guuleystay Caawa Bilada Danahka ee 5000 mitir olombikada London 2012……
Ciyaaryahan Mo Farah oo u ordayay Dalak Great Britain aslkiisuna yahay Soomaali ayaa Caawa ku guuleystay Bilada Dahabka ee Orodka 5000 miter ee dhinaca Wiilasha ka dib Markii uu ka qaaday Orodyahanadii kale ee kula Loolamayay isla Markaan wareegii 13 ee ugu Dambeeyay uu ku dhaafay orodkii looga bartay waxaan uu Hore ugu Guuleystay Ciayarayahnkaan Mo Farah Bilada Dahabka ee orodka 10,000 mier isagoo sumcad aa du weyn us oo Hooyay Dalka Great Britain iyo Soomaalida meel kasta oo ay Joogto.



Orodyahan Mo Farah waxaa Kaalinta 2 iyo 3 u Galay Orodka 5000 2 ciyaartooy oo u kala dhashay Itoobiya iyo Kenya waxaan markii uu orodka dhameystay uu Salaamay taageerayashiisa ku sugnaa Garoonka isagoo Farxadi ka muuqato wajigiisa.

Magaalada Hargeysa ayaa Markii orodyahanku guuleystay Caawa ay dhalinyaroi fara badan Sacab Xoogan Jaanta iskula heleen iyagoo ku Faraxsanaa Guusha 2 ee Taariikhig ah ee uu Ka Gaaray Ciyaarayahnkaan Olombikada London 2012waxaana dhalinyaradu ay isaga hambalyeynayaeen Guusha uu soo hooyay Halyeey Mo Farah.

Waxaa Diyaariyay.
Axmed Maxamed Cabdulle’ Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com

nvqkjcf188 on August 11 2012
Comments
No Comments have been Posted.
Post Comment
Please Login to Post a Comment.
Ratings
Rating is available to Members only.

Please login or register to vote.

No Ratings have been Posted.
Random Media
Login
Username

Password



Not a member yet?
Click here to register.

Forgotten your password?
Request a new one here.