FXCM trading platform iyo sida loo isticmaalo

Videowgan waa kii sadexaad waxaana uga tala galay in aan xoogaa sharaxo sida loo isticmaalo trading platform ka loo yaqaan FXCM. https://www.fxcm.com/  More...

by Cabdi Fataax | Published 6 months ago
By Cabdi Fataax On Wednesday, July 5th, 2017
0 Comments

Alpha Trader platform iyo sida loo isticmaalo

Scw Akhyaarta, Halkan waxaan ku soo diyaariyey cashar cusub oo ku saabsan sida la iskaga diwaan geliyo www.worldwidemarkets.com oo aad ka heli kartid Alpha Trader iyo MetaTrader 4 oo ah system yaasha lagu trade More...

By Cabdi Fataax On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Platform Plus500 iyo sida loo isticmaalo

Scw Akhyaarta, Videowgan wuxuu ku saabsan yahay sida loo isticmaalo Plus500 trading platform. Marar badan oo kala duwan waa la iga soo codsaday in aan soo sharaxo xooga system yaasha kala duwan, sida lagu helo More...

By Cabdi Fataax On Monday, February 13th, 2017
0 Comments

Chapter 2 – Chart Pattern – Double Top / Double Bottom Reversal – Part 2

Casharkan wuxuu ku saabsan yahay Double Top / Double Bottom Reversal iyo sida looga faaiideysto, sida loo garto meesha laga galo qiimuhu, meesha loogala baxo faaiidada iyo khasaraha meesha lagu ekeeyo. Wixii suaalo More...

By Cabdi Fataax On Monday, February 13th, 2017
0 Comments

Chapter 2 – Chart Pattern – Double Top / Double Bottom Reversal – Part 1

Casharkan wuxuu ku saabsan yahay Double Top / Double Bottom Reversal iyo sida looga faaiideysto, sida loo garto meesha laga galo qiimuhu, meesha loogala baxo faaiidada iyo khasaraha meesha lagu ekeeyo. Wixii suaalo More...

By Cabdi Fataax On Thursday, January 12th, 2017
0 Comments

Shidaalka Oil, Gas, Dollar index iyo Doanld Trump

SCW dhamaantiin, Videowgan wuxuu sharaxayaa maanta siduu shidaalku isku bedelay (inventory report), sida aad uga faaiideysan kartay isbedelkaas. Waxaan kaloo ka hadlayaa wax yar news conference kii u qabtay madaxweynaha More...

By Cabdi Fataax On Thursday, December 29th, 2016
0 Comments

Chapter 2 – Chart Pattern – Bullish Flag

Sideedaba markii aad kala baratid dhaqanka misa dabeecada uu leeyahay qiimaha waxaad arki doontaa inta badan chart ku in uu usamaysmado naqshado kala duwan oo u eg wax yaalo badan oo aan isticmaalno sida calanka, More...

By Cabdi Fataax On Wednesday, December 14th, 2016
0 Comments

Crude oil – Opec production cut – Dollar index

Scw Maanta waxaan rabaa in aan ka hadlo Opec oo goaansatay in soosaaritaanka shidaalka layareeyo, sida uu qiimuhu u saameeyey iyo quwada lacagta Dollarka inta ay mareyso – Iyo sida aanu uga faaiideysan karno…..Wixii More...

By Cabdi Fataax On Sunday, November 6th, 2016
0 Comments

Crude Oil update 07-11 Nov 2016

Qiimaha Crude oil iyo waxa laga filanayo weegan iA. Sida loo akhristo candle stick. Sida lagu garto price action iyo goorta ku haboon in lagalo misa laga baxo. Sida go aanka loo sameeyo adoo cuskanaya Moving average More...

By Cabdi Fataax On Monday, October 24th, 2016
0 Comments

Quick round up in today’s Crude Oil price action

Cashar yar oo ku saabsan qiimaha Crude Oil iyo sida aad uga faaiideysan kartid. Maanta lacagta ugu fudud oo la sameeyn karo waxay ku jirta misa laga heli karaa Online ka misa internetka. In laga baayac mushtarana More...

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300