Weekly Seminars – Gold Case Study – Q&A

Meetinkan wuxuu ka mid yahay kulankeenii taxanaha ahaa oo aanu ugu talagalnay weekend kasta in aanu iskaashano oo aanu wax kala faaiideysano. Kulankan waxaan ku soo qaadanay misa aanu xoogaa sii faahfaahinay nooc yaasha kala duwan oo uu charts ka u kala baxo iyo sida looga faaiideysto. Waxaa kaloo aanu kahadalnay wax yaabaha ka duwan oo keena isbedelka More...

by Cabdi Fataax | Published 3 months ago
By Cabdi Fataax On Wednesday, August 2nd, 2017
0 Comments

EURUSD FORECAST 02/08/2017

EUR/USD FORECAST + TECHNICAL ANALYSIS  More...

By Cabdi Fataax On Wednesday, August 2nd, 2017
0 Comments

Crude Oil Forecast 02/08/2017

Crude Oil Forecast and Analysis Crude oil hoos baa loo wadaa kadib maanta markii ay Reuters sheegtay in wadamada Opec sii badiyeen soo saaritaanka shidaalka. Waxaa kaloo soo baxay galabta API report ka sheega shidaalka More...

By Cabdi Fataax On Monday, July 31st, 2017
0 Comments

Economic Calendar iyo Suaalo & Jawaabo

Videow gan wuxuu ku saabsan yahay kulankii webinar ka oo dhacay 29/7/2017. Wuxuu ka hadlayaa muhiimada ay leedahay in la la socdo Economic Calendar ka soo baxa maalinkasta, iyo sida aanu uga faaiideysan karno isbedelka More...

By Cabdi Fataax On Sunday, July 23rd, 2017
0 Comments

Weekly Webinar 101 – Is wareysi ku saabsan Trading – Suaalo iyo Jawaabo

Scw Akhyaarta, cajaladan waxay ku saabsan tahay is wareysi / shir ka dhex dhacay bulshada ku xiran group keena WhatsApp ka oo aan ugu talagalnay suaalo, jawaaboyo iyo aqoon karorsi. Hadii aad rabtid in aad ku soo More...

By Cabdi Fataax On Tuesday, July 18th, 2017
0 Comments

BABYPIPS.COM – Waxbarasho ku saabsan Trading ah oo weliba BILAASH AH

www.Babypips.com – Wuxuu kamid yahay meelaha kala duwan oo si bilaash ah looga barto tacliinta Trading ka (wax yaalo badan oo kale xitaa wey sameeyaan oo Trading ka la xiriira). Course ku wuxuu u kala baxaa More...

By Cabdi Fataax On Saturday, July 15th, 2017
0 Comments

FXCM trading platform iyo sida loo isticmaalo

Videowgan waa kii sadexaad waxaana uga tala galay in aan xoogaa sharaxo sida loo isticmaalo trading platform ka loo yaqaan FXCM. https://www.fxcm.com/  More...

By Cabdi Fataax On Wednesday, July 5th, 2017
0 Comments

Alpha Trader platform iyo sida loo isticmaalo

Scw Akhyaarta, Halkan waxaan ku soo diyaariyey cashar cusub oo ku saabsan sida la iskaga diwaan geliyo www.worldwidemarkets.com oo aad ka heli kartid Alpha Trader iyo MetaTrader 4 oo ah system yaasha lagu trade More...

By Cabdi Fataax On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Platform Plus500 iyo sida loo isticmaalo

Scw Akhyaarta, Videowgan wuxuu ku saabsan yahay sida loo isticmaalo Plus500 trading platform. Marar badan oo kala duwan waa la iga soo codsaday in aan soo sharaxo xooga system yaasha kala duwan, sida lagu helo More...

By Cabdi Fataax On Monday, February 13th, 2017
0 Comments

Chapter 2 – Chart Pattern – Double Top / Double Bottom Reversal – Part 2

Casharkan wuxuu ku saabsan yahay Double Top / Double Bottom Reversal iyo sida looga faaiideysto, sida loo garto meesha laga galo qiimuhu, meesha loogala baxo faaiidada iyo khasaraha meesha lagu ekeeyo. Wixii suaalo More...

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300