Khaatumo oo sheegtay in fara galin lagu hayo Wadahadallada ay laleeyihiin Soomaaliland

Maxamuud Sheekh Cumar Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Khaatumo oo u warramayay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in wadahadallada Maamullada Khaatumo iyo Somaliland lagu hayo fara gelin taas oo uu ka digay. Waxa uu carabka ku dhuftay Guddoomiyuhu in Fara gelin cad Wadahadalladaasi uu ku hayo Cabdirashiid Maxamed Xidig oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka More...

by Maryan Cabdalla | Published 5 days ago
By Maryan Cabdalla On Wednesday, May 24th, 2017
0 Comments

8 ka mid ah Guddoomiyeyaasha degmooyinka G/Banaadir oo heysta Baasaboor Ajnabi

Iyadoo xalay la magacaabay illaa 14 Guddoomiyeyaasha cusub ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa soo baxaya in 8 ka mid ah Guddoomiyeyaashaas ay yihiin qurbo-joog, kuwaasoo heysta baasabooro ajnabi. Tani More...

By Maryan Cabdalla On Thursday, May 18th, 2017
0 Comments

Shirka Golaha Wasiirada oo looga hadlay arrimaha amniga, dardargelinta fulinta qorshaha 90ka maalmood, ….

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga hadlay More...

By Maryan Cabdalla On Thursday, May 18th, 2017
0 Comments

Ciidan gadoodsan oo la wareegay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga

Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in ciidan gadoodsan oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ay la wareegeen Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga. Ciidamadan oo ah kuwo fara badan oo wata gaadiidka dagaalka More...

By Maryan Cabdalla On Thursday, May 18th, 2017
0 Comments

Akhriso: Itoobiya oo u dirtay Somaliland Hambalyo ku aadan maalinta 18-ka May

Dowladda Itoobiya ayaa ugu hambalyeysay Somaliland 26-guuradii ka soo wareegatay, markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale, ayna tahay Jamhuuriyad madax banaan. Warqad uu qoray Qunsulka More...

By Maryan Cabdalla On Thursday, May 18th, 2017
0 Comments

War murtiyeed—Qaadista Imtixaanka Shahaadiga ah ee Waxbarashada Qaranka

1. Wargelin Sida uu qabo sharciga Waxbarashada Guud ee dalka, sannad dugsiyeed kasta dhammaadkiisa waa in arday kasta waxbarashadiisa la qiimeeyaa, la diiwaan geliyaa, la keydiyaa lana ogeysiiyaa natiijada imtixaanka. More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, May 17th, 2017
0 Comments

Maamulka cusub ee Furdada garoonka diyaaradaha Muqdisho oo labo cisho canshuurta jaadka ku kordhiyey $34,000 dollar

Wasiirka Warfaafinta, Wasiiru Dowlaha Maaliyada iyo Wasiir-ku-xigeenka ayaa maanta booqday garoonka diyaaradaha ee Aden Adde ee Muqdisho si ay u dhiirigeliyaan shaqaalaha oo muddo labo cisho ah oo Maamulka cusub More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, May 17th, 2017
0 Comments

3 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Muqdisho

Ugu yaraan saddex qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen qarax gaari oo maanta ka dhacay meel ku dhow saldhigga booliska degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa yimid xilli ay askartu ku howlaneyd More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, May 17th, 2017
0 Comments

Trump oo muran hor leh goradda la galay

Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka ayaa beeniyay wararka sheegaya in madaxweyne Trump uu madaxii hore FBI-da James Comey ka codsaday in uu joojiyo baaritaan ka dhan ah la taliyihiisii hore ee dhanka More...

By Maryan Cabdalla On Sunday, May 14th, 2017
0 Comments

Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

Shirka Madasha Wasiirada Arrimaha Dastuurka ee dowladda dhexe iyo Maamul Goboleedyada oo socon doona 3 maalin ayaa maanta ka furmay Muqdisho, shirkan ayaa waxaa looga hadli doonaa Geedi-socodka dib u eegista More...

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300