Werdo Qaali

This user hasn't shared any profile information

By Werdo Qaali On Sunday, October 8th, 2017
0 Comments

QORMO: Shirka Kismaayo, Imaaraadka Carabta iyo qarannimada Somalia

Magaalada Kismaayo waxa isugu tagey madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya, oo hadda u dhaqmaya sida hoggaamiye kooxeedyo cusub, ayaga oo u adeegaya dalal caddeystay inay dumiyaan qarannimada Soomaaliya. Shirka More...

By Werdo Qaali On Saturday, September 30th, 2017
0 Comments

Daawo Sawiradda Saldhiga Militari ee Turkiga Muqdisho ka dhisay

Waxaa goordhow si rasmi ah looga furay saldhiga milatari ee Turkigu ka dhistay Muqdisho, kaas oo lagu tababari doono ciidanka qaranka ee Soomaaliya. Saldhigan ayaa markiiba marti galin kara kun iyo shan boqol More...

By Werdo Qaali On Saturday, September 30th, 2017
0 Comments

DAAWO SAWIRRO:- R/wasaare Kheyre oo Goordhow xariga ka jaray Saldhiga Turkiga ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo taliyaha Guud ee Ciidamada dowladda Turkiga ayaa xariga ka jaray Goor dhow Saldhigga ay dowladda Turkiga ay ka furatay Muqdisho. Munaasabadda Furitaanka Saldhigga ayaa waxaa More...

By Werdo Qaali On Thursday, September 21st, 2017
0 Comments

Dowladda Oo War Kasoo Saartay Fudeedka Maamul Goboleedyada Ee Arrimaha Khaliijka

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar). Arrimaha More...

By Werdo Qaali On Saturday, September 2nd, 2017
0 Comments

WAR DEG DEG AH: Dab Xoogan oo Caawa ka holcaya magaaladda Muqdisho & Xog laga helayo

War deg deg ah oo haatan nasoo gaaray ayaa sheegaya in dab xoogan uu ka kacay suuqa labaad ee ugu weyn Muqdisho ee Suuq Bacaad. Dabckan ayaa qabsaday qeyb kamid ah Suuq Bacaad oo ku yaalla degmada Yaaqshiid More...

By Werdo Qaali On Monday, August 28th, 2017
0 Comments

SAWIRRO: Xog ku saabsan Saldhiga Milliteri ee Turkey ka dhistay Muqdisho & Ciidamada joogi doona oo…

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay saldhigga Milatari ee dowladda Turkiga ka furaneyso magaalada Muqdisho sida ay qortay saxaafadda Turkiga. Saldhigan Milateri ayaa la sheegay inuu ku yaallo agagaarka Garoonka More...

By Werdo Qaali On Friday, July 14th, 2017
1 Comment

SAWIRRO: RW Kheyre, A.Madoobe & Golaha Wasiirada oo Baadiyaha Kismaayo ku qadeeyay

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in qadadani ay tilmaam u tahay sida ay xili waliba Jubbaland iyo shacabkeedu ugu heelan yihiin wadajirka iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed. Ra’iisal Wasaaraha More...

By Werdo Qaali On Monday, July 3rd, 2017
0 Comments

RW Xasan Kheyre oo sheegay Inuu Itoobiya kala soo wareegay Maxaabiis ka badan Boqol (Akhri)

Ra’isul wasaaraha dowladda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xaqiijiyay in dowladda Itoobuya ay kala soo wareegeen maxaabiis badan.War Kooban oo uu kusoo qoray bogiisa Twitterka ayuu RW Xasan Cali Kheyre ku More...

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300