Raaxo Macalin

This user hasn't shared any profile information

By Raaxo Macalin On Monday, October 16th, 2017
0 Comments

Qeyb qaar kamid ah dhaawacyadii oo loo qaadayo Turkiga-Sawirro

Qaar kamid ah dhaawacyadii ayaa loo qaadayaa dalka Turkiga ka dib markii saaka ay timid diyaarad ay leeyihiin militiriga dalka Turkiga, ra’iisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre, qaar More...

By Raaxo Macalin On Monday, October 16th, 2017
0 Comments

Wasiirka caafimaadka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho

Goor dhoweyd, waxaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad sida wefdi uu hoggaaminayo wasiirka caafimaadka Turkiga oo ay kamid yihiin dhakhaatiir ayaa soo gaartay magaalada Muqdisho, More...

By Raaxo Macalin On Monday, October 16th, 2017
0 Comments

Wefdi Turki ah oo la filayo in ay soo gaaraan Muqdisho

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde kuwaas oo soo dhaweynaya dhakhaatiir iyo wefdi ka imaanaya dalka Turkiga oo la socda diyaarad Ambulance ah oo sida More...

By Raaxo Macalin On Sunday, October 15th, 2017
0 Comments

Dawlada Federaalka oo Shaacisay Qasaaraha Nafeed ee qaraxii shalay

 Dawlada Federaalka ayaa xaqiijisey in 276 ay u geeriyoodeen qaraxii shalay 14ka October 2017 ka dhacay isgoyska Zope ee KM5 ee magaalada Muqdisho, dhaawacana ilaa 300 oo isbitaalada magaalada la kala geeyey. More...

By Raaxo Macalin On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Wasiirka Warfaafinta Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Shirka Golaha Amniga Qaranka Ee Muqdisho Ka Furmaya Maanta “Dhageyso”

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisoow) oo wareysi siiyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa faah More...

By Raaxo Macalin On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Ra’iisul wasaaraha oo madax kala duwan la kulmay-Sawirro

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Kheyre oo Soomaaliya ugu qeybgalay shir madaxeedka midowga Afrika ayaa kulan la yeeshey mas’uuliyiin kala duwan oo shirka ka qeybgalaysa. Mudane More...

By Raaxo Macalin On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Maxbuus u geeriyooday Cudurka Shuban Biyoodka

Wararka aan ka helayno Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu geeriyooday mid ka mid ah Maxaabiista Xabsiga ku xirnaa, kaasi oo ku xakunaa dil toogasho ah.Masuuliyiin ka tirsan Maxkamadda Ciidanka More...

By Raaxo Macalin On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda oo ka tacsiyadeeyay geerida Marxuum Axmed Jaxash

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow, Wasiirka Amniga Qaranka Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale, Imaamka, Ugaasyada, Duubabka iyo More...

By Raaxo Macalin On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

R/wasaare Kheyre oo Siishalis kala hadlay siidaynta Maxaabiista Soomaalida

R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Addis Ababa ee Dalka ethiopia kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka Siishalis.Mudane Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu kala hadlay Madaxweyne ku xigeenka xaalada maxaabiista More...

By Raaxo Macalin On Tuesday, July 4th, 2017
0 Comments

Shirka Golaha Amniga Qaranka oo Muqdisho ka furmaya 

Waxaa magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ka socda qaban qaabada shirka looga hadlayo Amniga Qaranka Soomaaliya. Shirkaan ayaa waxaa ka soo qaybgalaya Madaxda dowladda federaalka iyo Madaxda dowlad gobaleedyada, More...

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300