Maryan Cabdalla

This user hasn't shared any profile information

By Maryan Cabdalla On Thursday, October 26th, 2017
0 Comments

Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha oo ka tacsiyadeeyey Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse

Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy qoyskii iyo shacabka Soomaaliyeed geeridii ku timid Jeneral Maxamed Abshir More...

By Maryan Cabdalla On Thursday, October 26th, 2017
0 Comments

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Ankara

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah, ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hogaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Ankara ee dalka Turkiga, waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay More...

By Maryan Cabdalla On Thursday, October 26th, 2017
0 Comments

Dowladda Soomaaliya oo is bedel ku sameysay Safiirada illaa 8 dal

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa is bedel ku sameeyay Safiirada illaa 8 dal oo bishii hore loogu yeeray inay dalka ku yimaadaan muddo 30 cisho ah, si isbedel loogu sameeyo. Tallaabadan ayaa qeyb ka More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, October 18th, 2017
0 Comments

Qaraxii Zoobe oo La Ogaaday in Loola Dan Lahaa Saldhiga Milatari ee Turkigu Ka Furay Muqdisho

Sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa VOA-da u sheegay in qaraxi ay dadka badani ku dhamaadeen ee Sabtidi ka dhacay Muqdisho uu bartilmaameedkiisu ahaa saldhigga ciidan ee ay Dowlada Turkiga dhawaan More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, October 18th, 2017
0 Comments

Ninkii ka dambeeyay qaraxii Zoobe oo ahaa askari hore uga tirsanaa ciidamada dowladda

Waxaa soo baxayay warar kala duwan oo ku saabsan cidda ka mas’uulka ah qaraxii Sabtidii ka dhacay Muqdisho, waxana uu daabacay wargeyska The Guardian in askari hore uga tirsanaa ciidamada dowlada Soomaaliya More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, October 4th, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay dalka Sudan

Madaxweynaha J. F. S. Mudane Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa goor dhow ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde ee magaalada Muqdisho, isaga oo ku sii jeeda dalka Sudan. Madaxweynaha More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, October 4th, 2017
0 Comments

Muslimiinta iyo Yahuuda Mareykanka oo Isbaheysi Sameystay

Isbaheysi ay sameysteen Muslimiinta iyo Yahuudda Mareykanka si uu ula dagaalamo naceybka ka dhanka ah bulshooyinkaas, una aas-aaso xiriir wanaagsan oo dhex-mara, ayaa sii ballaaranaya. Isbaheysigan oo loogu magac More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, October 4th, 2017
0 Comments

Somaliland: Nama quseeyo xeerka isgaarsiinta Soomaaliya

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland, musdafe Faarax Abraar ayaa sheegay in xeerka cusub ee Madaxweyne Farmaajo dhowaan uu saxiixay uusan quseyn More...

By Maryan Cabdalla On Wednesday, October 4th, 2017
0 Comments

Faah Faahin ka soo baxaya weerar ay sheegatay Daacish oo xalay ka dhacay Boosaaso

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo xalay toogasho ka geystay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari, iyagoo dilay qof shacab ah, halka ay dhaawaceen Sarkaal Boolis. Kooxaha ku hubeysnaa More...

By Maryan Cabdalla On Tuesday, October 3rd, 2017
0 Comments

Madaxweyne Farmaajo oo balanqaad u sameeyey Sheekh Sulfa (Fanaan hore)

Madaxweynaha JFS MD Maxamed Cabdilahi Farmaajo ayaa intuu ku Sugnaa Magaalada Jeddah ee Boqortooyada Sacuudi Arabia Wuxuu Qasrigii uu Degenaa Ku Qaabiley Sheekh CabdiLahi Sulfa oo Ka Mid ahaan Jirey Hoboladii More...

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300