Maryan Cabdalla

This user hasn't shared any profile information

By Maryan Cabdalla On Tuesday, November 7th, 2017
0 Comments

Ciidamada Amisom oo la dhimayo

Hawlgalka AMISOM ayaa sheegay in la dhimayo ciidamada ka jooga Soomaaliya ilaa 1000 askari dhammaadka sannadkan. Madaxa hawlgalka AMISOM Franscisco Madeira ayaa maanta ugu sheegay weriyayaasha magaalada Muqdisho More...

By Maryan Cabdalla On Tuesday, November 7th, 2017
0 Comments

Wafdigii guddoomiye Jawaari ka qeybgalay furitaanka kalfadhigii 4aad ee baarlamaanka Jubbaland

Furitaanka Kalfadhiga afaraad fadhigiisa koowaad ee xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Jubaland oo maanta ka furmay Xarunta golaha shacabka dowlad goboleedka jubaland ee Magaaladda Kismaayo ayaa waxaa More...

By Maryan Cabdalla On Sunday, October 29th, 2017
0 Comments

Golaha Wasiirada oo xilalkii ka qaaday Taliyaha Booliiska iyo Agaasimaha Nabad-Sugida Qaranka

Shir aan caadi aheyn oo ay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Dawladda Federaalka maanta yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guled (Khadar) ayaa looga hadlay More...

By Maryan Cabdalla On Sunday, October 29th, 2017
0 Comments

Wasaaradda Amniga XFS oo sheeegtay in Gacanta lagu dhigay 3 ka mid ah Ragii weerarka gaystay

Laamaha amaanka Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa galinkii dambe ee Xalay soo gaban-gabeeyay weerar maleeshiyaadka nabad diidka ah ee Al shabaab ku qaadeen shalay galabnimadii shalay Hotelka Naasahablood 2 More...

By Maryan Cabdalla On Sunday, October 29th, 2017
0 Comments

Guddoomiye Taabid “Lama aqbali karo in labo todobaad gudahood in musiibo kale nagu dhacdo”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay weerarkii shalay Al-Shabaab ku qaadeen Hotelka Naasahablood 2 ee degmada Xamar weyne, isagoo xusay in aan la aqbali karin weerarkan. Guddoomiye More...

By Maryan Cabdalla On Sunday, October 29th, 2017
0 Comments

Weerarkii Hoteel Naasa Hablood oo la soo afjaray

Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayaa aroornimadii maanta soo afjaray weerarkii hoteelka Naasa Hablood 2 ee magaalada Muqdisho oo dabley hubeysan ay shalay gudaha u galeen. Weerarkaa ayaa ku billowday gaari walxaha More...

By Maryan Cabdalla On Friday, October 27th, 2017
0 Comments

Al-shabaab oo gabar dhagax ku dilay

Ururka Al-Shabab ayaa haweenay ku dilay magaalada Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe kadib markii ay ku eedeeyeen inay ku kacday fal sino ah. Al-Shabab ayaa ku eedeeyey in haweenaydan ay laba guur gashay. Warar More...

By Maryan Cabdalla On Friday, October 27th, 2017
0 Comments

Sanbaloolshe oo soo bandhigay sababaha ay baaritaanada qaraxyada ugu guuleysan la’ yihiin

Taliyaha ciidamada Nabadsugida Qaranka Cabdulaahi Cabdulaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa ku eedeeyay wadamada caalamka inaysan siin aqbaaraadka ay hay’ada nabadsugida uga baahan yihiin iyo qalab ku filan More...

By Maryan Cabdalla On Thursday, October 26th, 2017
0 Comments

Shirka Golaha Wasiirada oo diirada lagu saaray Masiibada Qaran, Geeridii Jeneral Maxamed Abshir Muse, Geedisocodka Deyn-Cafiska iyo arrimo kale

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Mahdi Mohamed Guled (Khadar). Arrimaha More...

gabadhiireerSudan BaadiGoob300 tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300