Daahir Carabeey

This user hasn't shared any profile information

By Daahir Carabeey On Friday, October 14th, 2016
0 Comments

Dowlada Mareykanka oo ka baaran dageyso dagaal ka dhan ah dowlada Suuriya iyo Ruushka oo

Kulan uu madaxweynaha Mareykanka la qaatay  amni qoomiga dalka Mareykanka ayaa laga  hadlayaa in dagaal  dhanka cirka lagu qaado  dowlada Siiriya oo  dagaal kula jirta kooxaha kacdoonka Dowlada Mareykanka More...

By Daahir Carabeey On Friday, August 26th, 2016
0 Comments

Maxkamadda sare ee Faransiiska oo fasaxday dharka asturan ee dabaasha

Haweenay asturan oo ku dabaalanaysa magaalada Marseille ee dalka Faransiiska Maxkamadda ugu saraysa dalka Faransiiska ayaa laashay mamnuucitaankii dharka asturan ee lagu dabaasho ee ka jirtay magaalada Villeneuve-Loubet. Maxkamaddu More...

By Daahir Carabeey On Monday, August 1st, 2016
0 Comments

Sawirro: Muqdisho oo lasoo geliyay Gaadiid hor leh oo Qaraxyo lagu soo diyaariyay

Ciidamada amaanka dowlada ayaa gacanta ku dhigay gaari la sheegay in la doonaayay in lagu fuliyo weerar ismiidaamin ah, kaasi oo lagu soo hardhay waxyaabaha Qarxa. Gaarigaani ayaa waxaa lagu qabtay degmada C/casiis More...

By Daahir Carabeey On Sunday, July 31st, 2016
0 Comments

Soomaliland oo Ku Eedeysay Turkey-ga In ay u hiiliyeen Dowlada Soomaliya

Xili dhawaan Safiirka Turky-ga ee u fadhiya soomaliya Ambassador Olgan Bekar, uu ku dhawaaqay in aysan aqoonsaneen Passaporka Maamulka Somali-land ayaa arrimahaas waxaa ka jawaabay Maamulka. Wasiir Arimaha dibada More...

By Daahir Carabeey On Sunday, July 31st, 2016
0 Comments

DEG DEG: Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

Qarax xoogan ayaa waxaa goordhow ka dhacay Isgoyska debka ee magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay inuu ahaa mid lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah. Qaraxa ayaa waxaa lagu soo xiray gaari uu la socday mas’uul More...

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300