Dagaal culus oo qabsaday Ciidan ka baxay Baydhabo iyo gaari dagaal oo laga gubay

Dagaal culus, ayaa ka dhacay inta u dhaxeyso Baydhabo iyo Buurhakabo ee Gobolka Baay, ka gadaal markii wadada loo galay gaadiid ay la socdeen Ciidamada Militariga ee Dowladda More...

Ciidamo Ilaaliya Xarumaha Qaramada Midoobay oo yimid Muqdisho

70 Askari oo ka socda Dowladda Uganda islamarkaana hordhac u ah Ciidamo gaaraya 400 oo Askari oo Qaramada Midooday ay ugu talagashay in ay Ilaalo gaar ah u noqdaan Shaqaalaha More...

Dr. Abdirahman D. Beileh oo kala hadlay Stefano Porretti heshiis cusub oo dowladda Soomaaliya la saxiixato hey’adda WFP

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wafdi uu hogaaminayo Stefano Porretti oo More...