Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sh. Axmed oo maanta dhagax dhigay Dugsiga Tababarka Duulimaadka oo laga dhisayo Garoonka Diyaaradaha Ee Aaden Cadde

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheikh Axmed Maxamed, oo ay weheliyaan Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, Wasiirka Maaliyadda, More...

Shaqaalo ka tirsanaa Qaramada Midoobay oo laga soo afduubtay dalka Kenya

Wararka ka imaanaya Xeryaha Qaxootiga dalka Kenya gaar ahaan Xerada Dhadhaab ayaa sheegaya in baabuur ay leedahay Hay’adda qaxootiga caalamka ee UNHCR ee laga soo afduubtay More...

Iska horimaad ku dhex maray ciidamada dowlada iyo kuwa Alshabaab deegaanka Fiidow ee gobolka Sh/dhexe

Wararka ka imanaya deegaanka Fiidow oo dhinaca Waqooyi ka xiga illaa 50km magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada dowlada oo gaaray saaka ay kala kulmeen iska caabin xoogan More...

Waa heestii Dhiig kiciska ahayd ee Keenyaati oo idil nooma anynan kala harin…

Waa heestii Dhiig kiciska ahayd ee Keenyaati oo idil nooma anynan kala harin iyo kooxdii qeyladhan...

Maandeeq Nuur Garaash REMAKE Faadumo Mandeeq | AYAMAHA 2014

Maandeeq Nuur Garaash REMAKE Faadumo Mandeeq | AYAMAHA Music :Omar Shariif Habaynti :Studio Omarani Codkii :Mandeeq...

MAANQAAD 2014 *DEEQA BILAN*

Fanaanada Deeqa Bilan oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyed ee ku dhaqan Waqooyiga America ayaa markii...

David Moyes oo la hadlay jamaahiirta Man United kadib ceyrintiisii

David Moyes ayaa umahad celiyay taagerayaasha kooxda Man United kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda maalintii More...

kooxda xagaaga Primer League oo la shaaciyay,Liverpool+Chelsea oo hogaaminaya

Inta lagu guda jiray xili ciyaaredkan 2013-14 horyaalka Premier League waxaa gudiga xiriirka xirfadleyda ka xamaasha horyaalkan ee loo yaqaano Professional..

FIFA oo ka farxisay Barcelona iyo jamaahiirta Catalonia oo qoslaya

kooxda kubadda cagta ee Barcelona oo dhawaan lagu ganaaxay inaysan wax ciyaartooy ah soo ibsan karin iskana iibin karin ayaa markale..

David Moyes oo la hadlay jamaahiirta Man United kadib ceyrintiisii

David Moyes ayaa umahad celiyay taagerayaasha kooxda Man United kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda maalintii shalaay. Moyes ayaa sheegay inuu..