Wiilkii ku dhuuntay Taayirka Diyaarada oo noqday Somali. ( Mucjiso)

Iyadoo warbaahinta caalamka ay maalmihii u dambeeyay hadal hayeen wiil 16-sano jir ah oo si mucjiso leh ku hoos galay taayarka diyaarada, isla markaana muddo 5-saacadood hawada More...

Madaxwaynaha Puntland oo kala Diray Golayaashii Deegaanka ee Degmooyinka Jariiban & Galdogob

Warka Hada Allpuntland kasoo gaaraya Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in Madaxwaynaha Puntland uu si rasmi ah uka ldiray Golihii Deegaanka ee Degmooyinka Jariiban More...

Gen. Bashiir Goobe oo sheegay in qaar ka tirsan burcad badeedii Soomaalidu ay ku biireen Al-shabaab

Jeneraal Bashiir Maxamed Jaamac (bashiir Goobbe) oo ah Taliyaha hay’adda sirdoonka Soomaaliya, ayaa sheegay in qaar ka tirsan burcad badeedda Soomaalida ay ku biireen ciidamada More...

Maandeeq Nuur Garaash REMAKE Faadumo Mandeeq | AYAMAHA 2014

Maandeeq Nuur Garaash REMAKE Faadumo Mandeeq | AYAMAHA Music :Omar Shariif Habaynti :Studio Omarani Codkii :Mandeeq...

MAANQAAD 2014 *DEEQA BILAN*

Fanaanada Deeqa Bilan oo ka mid ah Fanaaniinta Soomaaliyed ee ku dhaqan Waqooyiga America ayaa markii...

Waraysi Abdikhaliq Sirad 2014

Waa Barnamijkii Waraysiyada Todobaadkana Waxa Marti Nogu Ah Abdikhaliq Siraad Waxana Waraysan Doonta Suxufiyada Hoyga Fanka...

David Moyes oo la hadlay jamaahiirta Man United kadib ceyrintiisii

David Moyes ayaa umahad celiyay taagerayaasha kooxda Man United kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda maalintii More...

kooxda xagaaga Primer League oo la shaaciyay,Liverpool+Chelsea oo hogaaminaya

Inta lagu guda jiray xili ciyaaredkan 2013-14 horyaalka Premier League waxaa gudiga xiriirka xirfadleyda ka xamaasha horyaalkan ee loo yaqaano Professional..

FIFA oo ka farxisay Barcelona iyo jamaahiirta Catalonia oo qoslaya

kooxda kubadda cagta ee Barcelona oo dhawaan lagu ganaaxay inaysan wax ciyaartooy ah soo ibsan karin iskana iibin karin ayaa markale..

David Moyes oo la hadlay jamaahiirta Man United kadib ceyrintiisii

David Moyes ayaa umahad celiyay taagerayaasha kooxda Man United kadib markii laga ceyriyay shaqada kooxda maalintii shalaay. Moyes ayaa sheegay inuu..