Published On: Fri, Aug 23rd, 2019

Ra’iisulwasaaraha Britain ma miiska ayuu cagta saaray markii u la kulmay madaxweynaha Faransiiska

Waxaa baraha bulshada qabsaday oo aad loo falanqeeyay sawir muujinaya Ra’iisulwasaaraha Britain Boris Johnson oo cagta saaraya miis intii uu la kulmayay madaxweynaha Faransiiska oo ay Paris wadahadal ku yeesheen.

Balse dadka tilmaamay in ficilka Ra’iisulwasaaraha Britain uu ahaa mid aflagaado ah ayaa laga yaaba in ay degdegeen.

Muuqaalkan ayaa u muuqda Johnson oo ka jawaabaya kaftan uu ku yiri masuulkii uu martida u ahaa.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300