Published On: Thu, Jun 6th, 2019

Trading plan – Sidee loo sameeyaa


Trading plan ka sidiisaba markaad samaysanaysid waxaad u baahan tahay in aad wax yaalo kala duwan aad fiirisid intii aadan sheyga iibsanin/iibinin.

Waxaa ka mid ah in aad goaansatid sheyga aad rabtid, wakhtiga aad rabtid (wakhti dhow sida 15 mins misa wakhti sare sida 4 saacadood misa maalin), indicators, technicals analysis, fundamentals, COT report, Economic calander, News, Social media sida twitter iyo trading web site si aad u heshid fikrad taadoo kale misa kaa duwan iwl.

Trading plan ku wuxuu kaloo u baahan yahay in aad kasoo shaqaysid entry/exit point ka aad rabtid, risk management iyo suuqa oo aad lasocotid si guud ahaan.

Hadii aad xiisaynaysid in aad wax ka baratid kana baayac mushtartid channels keena Telegram ku soo biir.

1. https://t.me/joinchat/AAAAAEUR8j52EoVUqBgJuA
Waxaan soo dhignaa 1 free signal maalin kasta. Kaga faaiideyso real account kaaga ama Ku taba baro demo account kaaga.

2. https://t.me/SOTfx
Waxaa ku jirta bulsho gaareysa 1700 ku dhawaad – nagu soo biir

3. https://t.me/SOTLibrary
Channel kan waxaad ka helaysaa casharo badan oo kala duwan oo ku saabsan sida looga ganacsado suuqa saamiyada.

Good luck and Happy Trading

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300