Published On: Sun, Feb 17th, 2019

RISK MANAGEMENT – Sida loo tashiilo / kobciyo account ka

Qof kasta wuu baran karaa sida loo akhristo charts ka, sida technical analysis loo sameeyo, sida lagu garto qiimuhu markuu isbedeleyo oo dhisma cusub uu samaysman doono, sida buy iyo sell loo sameeyo, laakin hadii uusan aqoonin sida loo tashiilo account ka oo la iskaga ilaaliyo risk kiga badan shaki kuma jirto account kaas mar uun in ay lacagta ka dhamaan doonto. Fadlan hadii aad rabtid account kaagu kobco oo uu quead badan yeesho, soona saaro faaiido badan waa muhiim in aad baratid Risk management.

Intan yar oo aan soo bandhigay keliya ha ku ekaan ee sii raadi, kana raadi meela badan oo online ka ah sida risk management loo sameeyo, waa chance ka keliya aad leedahay in aad suuqan khasaarihiisa ka badbaadid.

Good luck & In sha Allah kheyr iyo faaiido

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300