Published On: Wed, Feb 13th, 2019

Madaxweyne Deni Oo La Kulmay Golihiisa Wasiirada

Saciid C/laahi Deni madaxweynaha Punland ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay golaha wasiirada cusub ee maamulkaasi.

Madaxweyne Deni oo kulanka ka hadlay ayaa uga digay golihiisa wasiirada in ay ku kacaaan falal la xariira musuq-maasuq iyo wax isdaba marin.

Sidoo kale waxa uuu kula dar daarmay in ay la yimaadaan hanaan ku dhisan iskaashi dhexdooda ah, si bulshada loogu faa’iideeyo adeegyada aas aasiga ah.

Dhankooda wasiirada cusub ayaa ballan qaaday in ay gudan doonaan waajibaadka loo igmaday, islamarkaana ay horumarin doonaan shaqooyinkooda.

Shalay ayey aheyd markii xubnahani lagu dhaariyay xarunta madaxtooyada maamulka Puntland.

Radioshabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300