Published On: Wed, Feb 13th, 2019

Ganacsato “halis galisay” caafimaadka shacabka Jigjiga

Magaalada Jigjiga ayaa lagu qabtay sharaab dhacay oo si qarsoodi ah ay ganacsato u soo galiyeen, sida ay BBC-da u sheegtay Ayaan Cabdishakuur Axmed oo ah maareeyaha wakaaladda dabagalka dawooyinka iyo cunnada.

Waxyaabaha dhacay ee la geeyo magaalada Jigjiga kuma koobna sharaabka oo kali ah ee waxaa dhibaato wayn iyadana ku haya dawooyinka dhacay ama tayadoodi liidato, sida ay Ayaan sheegtay.

Lixdii bilood ee la soo dhaafay waxaa sare u kacay ganacsiga sida sharci darrada lagu geeyo magaalada Jigjiga, balse in alaab

ahaasi ay ka mid yihiin kuwo dhacay ayaa noqotay mid laga anfariiray.

“Caanihii aan carruurta siisanayay ayaan ka shakiyay, dawdiina waa sidoo kale, arrintaasina walaac ayay igu haysaa,” ayuu yiri Cabdifataax Ilyaas oo ku nool magaalada Jigjiga.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300