Published On: Sat, Jan 26th, 2019

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo si diiran loogu soo dhaweeyay Garoowe

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe ee xarunta Goblka Nugaal.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe ku soo dhaweeyay Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland iyo madax kale, halkaasi oo uu salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidadama Puntland.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafdiga la socda waxa ay ka qeyb galayaan caleema-saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo lagu wado inay ka dhacdo magaalada Garoowe.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300