Published On: Tue, Jan 22nd, 2019

Loolanka Al-shabaab iyo Daacish muxuu ku salaysan-yahay?!

Daacish waa Urur xagjir ah oo ka soo billowday Dalalka Ciraaq iyo Suuriya, waxaana asaaskeeda lahaa Nin la yiraahdo Abuubakar Albaqdaaqi , horraantiii Sanadki 2014ka, waxa ayna ku fideen meelo badan oo ka mid ah Ciraaq iyo Suuriya.

Ururka Daacish waxa uu ka faa’iideystay bur-burkii iyo awood-darradii haysatay Dowladaha Ciraaq iyo Suuriya, taas oo meesha ka saartay xakamayta ururkan.

Daacish ama ISIS waxaa u suurta-gashay in ay hesho ilo dhaqaale iyo adeegsiga warbahinta casriga ah, taasina waxay u sahashay in ay marin habaabiyaan Boqolaal Dhallinyaro ah oo aan waxbadan ka aqoon Diinta Islaamka iyo xeerarka u degsan jihaadka.

Hal-hayska iyo hal ku dheggooda wanaagsan ee ah ” Soo celinta Dawladdii Islaamka ” ayaa keenay in Dhallinyaro badan oo jidbaysani ay rumaystaan, sidaana kaga mid noqdaan Ururka Daacish.

Daacish iyo Al-Shabaab maxaa ay ku kula duwanyihiin ?

Waxa jira dhowr qodob oo ay ku kala duwanyihiin Daacish iyo Al-shabaab, waxana ka mid ah:

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300