Published On: Fri, Dec 21st, 2018

Xog-hayaha difaaca Mareykanka oo is-casilay

Xoghayaha difaaca Mareykanka Jim Mattis ayaa sheegey inuu shaqada ka tagayo bisha February. Madaxweyne Trump ayaa bartiisa Tweeter-ka soo dhigey inuu howl-gab noqonayo Gen. Mattis bisha February ee sanadka dhalanaya.

Balse Gen. Mattis ayaa qoraal uu soo saarey ku sheegey inuu shaqada uga tagayo ka dib markii ay isku aragti noqon waayeen Madaxweynaha. Arrintan waxa ay ku soo beegmeysaa xili la isku mari la’yahay miisaaniyadda dowladda oo ku eg caawa saqda dhexe.

Dhamaan arrimahaas ayey Falastin Axmed Iiman ka wareysatey Cabdiqafar Cabdi Wardhere oo ka faalooda arrimaha Mareykanka iyo caalamka. Ugu horeyna waxa ay weydiisey sababha uu Gen Mattis shaqada uga tegayo?

VOA Somali

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300