Published On: Sat, Nov 17th, 2018

Gabre Oo Lagu Xiray Dalka Itoobiy

Jeneraal Gabre oo ah Taliyihii hogaaminayay ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya kusoo duulay 2006 ayaa lagu xiray Addis Ababa.

Booliska ayaa xabsiga dhigay Gabre, iyadoo amarka lagu xiray uu kasoo baxay sida la sheegay Xukuumadda Abiy Axmed, waxaana lagu wadaa in maxkamad lasoo taago.

Gabre ayaa loo haystaa dembiyo ka dhan ah bini’aadanimda oo uu ka geystay gobolka Ismaamulka Soomaalida dalka Itoobiya xilligii uu Cabdi Illey Madaxweynaha ka ahaa.

Gabre ayaa waxay hay’adda Amnesty ku eedeysay inuu ka dambeeyo dilal iyoo tacadiyo kala duwan oo ciidanka Itoobiya ka geysteen dalka Soomaaliya.

Shabelle.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300