Published On: Sat, Oct 20th, 2018

Sucuudiga oo xaqiijiyay in uu dhintay Wariye Jamal Khashoggi

War kasoo baxay Xukuumadda Riyadh ayaa lagu sheegay in uu geeriyooday Wariye Jamal Khashoggi oo ahaa suxufi u dhashey Sucuudiga, kaasi oo maalmahan la baadi goobayay kadib markii la wayaay muuqaalkiisa, xili uu galayay Qunsuliyadda SUcuudigu uu ku leeyahay Istanbul.

Xeer-ilaaliyaha guud ee Dalka Sucuudiga ayaa war uu soo saaray ku sheegay in baaritaan dheeraad ah kadib la ogaaday in suxufigaasi uu ku dhintay Qunsuliyadda kadib markii halkaasi uu dagaal ku dhexmaray isaga iyo dad qunsuliyadda ka shaqeeya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300