Published On: Sat, Sep 22nd, 2018

Dhismaha Charts ka – Triangle – Episode 1

Triangle wuxuu ka mid yahay dhismaha ugu badan oo uu ku dhisan yahay qiimaha shayga, ama ha ahaato lacagta sarif ka, macdanta iwl.
Casharkan waxaan ka hadlaynaa sida lagu garto iyo sida looga faaiido dhismahaas Triangle ka ah.

Ma rabtaa in aad baratid sida loo trade gareeyo oo looga faaiido isbedelka ka dhaca maalin kasta suuqa saamiyada ama stock market ka, hadii ay jawaabtu tahay HAA fadlan nagala soo xiriir naguna soo biir group keena aanu ku leenahay Telegram ka. Group kan waxaan ka koobanahay ilaa 500 oo qof oo Soomali ah kuna kala nool aduunka dhinac kasta. Fadlan wixii suaalo ah halkaas noogu soo dir.

https://t.me/SomaliOnlineTrader

Mahadsanid

Like Share Comment

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300