Published On: Sat, Sep 22nd, 2018

Dhismaha Charts ka – Cup and Handle – Koob iyo Dhagtiis – Episode 3

Cup and Handle ama Koob iyo Dhagtiis wuxuu ka mid yahay dhismooyink kala duwan oo uu ku dhisman karo qiimaha. Casharkan wuxuu ku saabsan yahay sidii aad uga faaiidi lahayd dhismahan, khasaaraha iyo faaiidada meeshaad ku aadin lahayd.
Ogoow wax 100% ah ma aha markaa taxadar, si fiican u samayso technical analysis sida support iyo resistance iwl.

Waxaan ku leenahay group Telegram ka oo in ku dhawaad 500 oo qof oo Soomaali ah ku jiraan oo aduunka dhinac kasta ka degen, halkaas nagala soo xiriir naguna soo biir si aad u baratid baayac mushtarkan suuqa saamiyada aduunka.

https://t.me/SomaliOnlineTrader

Mahadsanid

Like Share Comment

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300