Published On: Sun, Sep 16th, 2018

Dhismaha Charts ka – Double / Tripple bottom / top – Episode 2

Cashar kan yar wuxuu ku saabsan yahay chart patterns ka looyaqaan double misa tripple bottom iyo tops oo ah waxyaalaha ugu fudud oo aad kaga qaban kartid faaiido joogta ah.

Ku soo biir channel keen Somali Online Trader ee Telegram aad ka heli kartid. Waxaad ka helaysaa bulsho Soomaliyeed oo meel kasta aduunka ku kala nool oo ka baayac mushtara suuqa saamiyada. Bulshadaasna markasta dhamaantood waxay u diyaar yihiin in ay kuu sharaxaan kuna hagaan sida business kan looga faaiideysto maalinkasta uu suuqa furan yahay.

https://t.me/SomaliOnlineTrader

Share
Like
Comment

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300