Published On: Tue, Jun 19th, 2018

Muxuu Ahaa Hadalki Abiy Axmed uu ka Jeediyey Addis ka Dib Muqdisho?

Tan iyo markii ay gaareen heshiis ganacsi ku qotomo labada hoggaamiye ee Soomaaliya iyo Itoobiya, ayaa Raysal Wasaaraha Itoobiya markii uu dib ugu noqdey dalkiisa, waxa uu u sheegay mid ka mid ah warbaahinta layska arko ee wadankaasi in heshiis ku qotomo ganacsi iyo soo nooleyn xariir uu lasoo galey dowlada Soomaaliya.

Raysul Waaraha Itoobiya ayaa sida oo kale ka hadlay in ay muhiim tahay in layska hilmaamo colaadii soo jireenka aheyd ee labadan dal dhex taaley, sida oo kalena lagu soo dabaalo xariir qoto dheer iyo maalgashi. Ugu dambeyntiina, sida dalalka Midowga Yurub, Mareykanka iyo Dubia ay midoobaan wadamada geeska Afrika, Soomaaliya iyo Itoobiya.

Warbixin hadalka Raysul Wasaaraha iyo waxa uu ka dhigan yahay waxaa inoo haysa Sahra Cabdi Axmed.

 

 

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300