Published On: Wed, Jun 13th, 2018

Gaas oo xilalka ka qaaday taliyeyaal ciidan

Madaxweynaha maamaul goboleedka Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta wareegto uu soo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday agaasimayaashii hay’adda sirdoonka PIA Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) iyo Agaasimaha Guud ee Hay’ada kale ee Amniga ee Cabdulaahi Aadan Maxamed (Cabdulaahi Ulle).

Haddaba Haaruun Macruuf ayaa arrintan ka waraystay Cabdirsaaq Ciise Xuseen (Khaatumo) aagaaismaha PIA ee xilka laga qaaday, oo uu wax ka weydiiyey sababta xilka looga qaaday.

VOA

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300