Published On: Fri, May 25th, 2018

R/W Kheyre Oo Joojiyay Xilka Qaadista Agaasimayaasha Iyo Xoghayeyaasha Wasaaradaha

Kadib war qooraal ah oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu joojiyay in xilka qaadis lagu sameeyo Agaasimayaasha guud iyo Xoghayeyaasha joogtada ah ee Wasaaarada Xukuumadda Soomaaliya.

Warkan ayaa lagu sheegay in wax xilka qaadis ah aan lagu sameyn karin mas’uuliyiintaasi, iyadon aan la tashi lagala sameyn Ra’iisul wasaare Kheyre.

Halkan hoose ka Akhriso:-

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300