Published On: Wed, May 23rd, 2018

Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacday Gobolka Sh/ Hoose

Wararka laga helayo gobolka Sh/ Hoose ayaa sheegaya in Xalay Ciidamada AMISOM iyo diyaarad dagaal ay duqeyn xoogan ka fuliyeen deegaanka Carbiska ee gobolkaasi.

Ciidamada AMISOM oo fariisin ku leh agagaarka Buundada Carbiska ayaa la sheegay in tiro Hoobiyeyaal ah ay ku garaaceen Xaafado hoosyimaada deegaankaasi.

Sidoo kale diyaarad dagaal oo aan la ogeyn halka laga leeyahay ayaa Xalay Saqdii Dhexe duqeyn ku gaaracday deegaankaasi.

Illaa iyo iminka ma cadda khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay duqeyntaasi oo lala beegsaday Xaafado loo maleynayo in ay ku sugnaayeen Al Shabaab.

Mid ka mid ah dadka deegaanka oo la hadashay Shabelle ayaa ka warbixisay, sida ay wax u dhaceen.

Halkan hoose la dhageyso Codka.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300