Published On: Thu, Apr 26th, 2018

USA: Maxkamadda Sare oo Dhageysatay Doodda Socdaalka

Sagaalka xubnood ee Maxkamadda Sare ee Maraykanka ayaa shalay dhageystay dacwadaha qareeno kala raacsanaa in la meel mariyo iyo in kale soo-jeedintii Madaxweyne Trump ee ahayd in dalal Muslimiin u badan laga mamnuuco soo galidda Maraykanka.Garsoorayaasha ayaa su’aalo weydiinayey qareenada labada dhinac. Haddaba faahfaahinta sidii ay wax u socdeen ayaa wariyeheenada gobolka MN Maxmuud Mascadde uu ka wareystay Garyaqaan Cabdinaasir Maxamed Cabdullaahi.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300