Published On: Fri, Apr 20th, 2018

Somaliland Oo Ka Dhawaajiyay Xiisad Hor Leh Oo Ka Taagan Tukaraq.

Ciise Axmed Yuusuf Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Maamulka Soomaaliland ayaa sheegay in ay Xiisad ka taagan tahay deegaanka Tukuraq ee Gobolka Sool.

Xiisadaan ayuu sheegay in ay ka dambeysay kadib markii Ciidamada Maamulka Puntland ay rasaas huwiyeen Ciidamada Soomaaliland.

Waxaana uu hoosta ka xariiqay Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliland in aanu jirin wax Khasaaro ah ee ka dhashay Rasaastaasi.

Si kastaba Wasiirka Gaashaandhiga Maamulka Soomaaliland Ciise Axmed Yuusuf ayaa kadhawaajiyay in arrintaasi ay wax u dhimeyso Xasiloonida xilli deegaankaasi Tukaraq aagiisa ay isku hor fadhiyeen Ciidamo kala taabacsan Maamullada Somaliland iyo Puntland.

RadioShabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300