Published On: Thu, Apr 19th, 2018

Cirro oo Si Weyn u Dhaliilay Heshiiska Berbera

VOA Somali – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in heshiiska dekedda Berbera ay xisbi ahaan u arkaan Qiyaano-qaran. Waxa uu xukuumadda ugu baaqay inay heshiiskii rasmiga ahaa soo bandhigto. Guddoomiyaha oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa, hadaladiisiina waxaa ka mid ahaa.

Dhinaca kale, shirkaasi jaraa’id kadib, ayaa wariyeheenna, Barkhad Maxamuud Kaariye waxa uu wareysi gaar ah la yeeshay gudodomiye Cirro, kaas oo sidoo kale wax ka weydiiyay khilaaf ka dhex jira xisbigiisa dhexdiis.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300