Published On: Sat, Mar 31st, 2018

Faah Faahinno Ka Soo Baxaya Weerar Ka Dhacay Lafoole

Kooxo hubeysan ayaa lagu soo warramayaa in xalay fidkii ay werar ku qaadeen fariisin Ciidamada dowlada Soomaaliya ay ku leeyihiin deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu ka dhacay xarun Ciidamada dowladda ay ku leeyiin halka loo yaqaano 5 Golaha sare ee deegaankaasi.

Israsaaseynta oo socotay muddo daqiiqado aha ayaa waxa ay dadka deegaanku sheegeen in uu jiro khasaaro kala duwan, basle aan la xaqiijin karin inta uu la’egayahay.

Xaaladda ayaa hadda dagan, inkastoo qeybo ka mid ah deegaankaasi ay dhaq dhaqaaqyo ka wawadaan Ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya.

Radio Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300