Published On: Thu, Mar 29th, 2018

Somaliland oo ka jawaabtay dacwadda ay Soomaaliya u gudbisay QM

Wasiirka arrimaha dibadda ee jamhuuriyadda iskeed madaxbanaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa sheegay in dacwadda Soomaaliya ay geysay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay aysan ahayn mid joojinaysa heshiisyada ay Somaliland gashay ama galayso.

Wareysi uu siiyay BBC, ayaa wasiirka, Sacad Cali Shire, waxaa kale oo uu kaga hadlayaa arrimo la xidhiidha maamulka hawada.

Sacad Cali Shire wuxuu kaloo ka hadlayaa xiriirka u dhaxeeya Somaliland iyo hay’adaha Qaramada Midoobay ee deegaannadooda ka hawlgala.

Wasiirku waxa uu ka jawaabayaa marka hore sida ay Somaliland u aragto dacwaddii Soomaaliya ay geysay golaha ammaanka ee la xidhiidhay arrinta saldhigga milateri ee Imaaraadku ka dhisanayo Berbera, iyo maalgashiga DP World.

Cabdullaahi Jaamac ayuu u warramay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300