Published On: Tue, Mar 27th, 2018

Muxuu sharcigu ka qabaa isqabqabsiga wakhtiga mooshinka

Xiisad siyaasadeed ayaa ka taagan magaalada Muqdisho ka dib markii Axaddii ay labada guddoomiye ku xigeen ee baarlamaanka Soomaaliya ay soo saareen qoraallo iska soo hor jeeda.

Guddoomiye ku xigeenka koobaad ee Baralamaanka Cabdiwali Sh Ibrahim Muudey ayaa soo saaray qoraal uu ku muddaynayo goorta codka loo qaadayo mooshinka kalsooni kala noqoshada guddoomiyaha baaralamaanka, hase yeeshee isla markiiba waxaa qoraal uu ku naqdinayo soo saaray guddoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka, Mahad Cabdalla Cawad oo sheegay in guddoomiye ku xigeenka koobaadaad uusan xaq u lahayn inuu kaligiis go’aan qaato.

Haddaba maadaama labada dhinacba ay daliishadeen qodobbo ku xusan dastuurka, shuruucda dalka iyo xeer hoosadka baarlamaanka, muxuu sharcigu ka qabaa. Faarax Lamaane ayaa su’aashaas iyo qaar kale hor dhigay AbukaateTahliil Xaaji Axmed oo ka hawlgala magaalada Muqdisho.

BBC Somali

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300