Published On: Tue, Mar 27th, 2018

Dib U Heshiisiintii Galmudug Iyo Ahlusunna Oo La Soo Gabagabeeyay

Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Axmed Shaakir Cali Xasan ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday in la soo gabagabeeyay dib u heshiisiintii u socotay Galmudug iyo Ahlusunna Waljamaaca.

Sheekh Axmed Shaakir ayaa sheegay in mideynta Baarlamaanka Galmudug iyo Ahlusunna ay u dmabeysay dib u heshiisiinta labada dhac, kuwaas oo shalay si rasmi la’isugu daray.

Waxaana uu ugu baaqay dhammaan shacabka deegaanada Galmudug in ay la shaqeeyaan maamulka, si looga gudbo caqabadaha haatan jira.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300