Published On: Wed, Mar 14th, 2018

Mowshinka Ka Dhanka ah Jawaari oo Fashilmay

VOA Somali: Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xildhibaannada aqalka hoose ee baarlamaanka ay gudbiyeen mooshin ka dhan ah guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Cisman Jawaari, sida ay sheegayaan warar laga helay ilo lagu kalsoon yahay.

Moshinkan ayaa markii la hor-geeyay baarlamanka si looga dooddo sharciyadiisa waxaa buuxsami waayay kooramka, ka dib markii qaar ka mid ah xildhibaannadii markii hore saxiixay ay ka laabteen.

Jaamac Buule Jaamac ayaa arrintan wax ka weydiiyay xildhibaan Maxamuud Cabdullaahi Axmed Abukaate.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300