Published On: Sun, Mar 4th, 2018

Somaliland oo Difaacdey Heshiiska Ber-bera

VOA Somali – Maamulka Somaliland, ayaa difaacay heshiiskii dekadda Berbera ee dhawaantan lagu soo saxiixay dalka Iskutagga Imaaradka Carabta.

Heshiiskaasi oo seddex geesood ahaa, ayaa waxa uu u dhaxeeyay shirkadda Dubai Port World, Somaliland iyo Itoobiya. Warkan waxa Hargeysa ka soo dirtey wariyaha VOA Sagal Mustafe Xasan.

Dhanka kale, xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegey inay qorsheynayaan in ay arrintani dhawaan hor-geeyaan fadhiga baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaan Aadan Isaaq Cali, oo ka tirsan golaha Shacabka, ayaa VOA u sheegay in heshiiskaasi uusan sharci ahayn. Jamaal Axmed Cismaan ayuu khadka telefoonka ugu warramay.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300