Published On: Sat, Mar 3rd, 2018

Xaaladda Degmada Balcad Oo Saakay Dagan

Waxaa saakay dagan xaaladda degmada Balcad ee gobolka Shabeelah Dhexe oo shalay gelinkii dambe ay isaga baxeen Dagaalyahannada Al Shabaab.

Wararka ayaa sheegaya in uu dib u soo laabtay dhaq dhaqaaqii degmadaasi oo shalay xirmay, kadib markii dagaalo ay ka dhaceen halkaasi.

Ciidamo ka titsan kuwa miteriga Soomaaliya ayaa la sheegay in ay dib ugu laabteen degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe.

Waxaana lagu soo warramayaa in degmadaasi ay ka wadaan dhaq dhaqaaqyo xoogan oo ka dhan ah Al Shabaab.

Dagaayahannada Al Shabaab ayaa la sheegay in mudada ay ku sugnaayeen Balcad in ay rarteen agab yiilay xarunta degmada, saldhigga Booliska iyo Idaacad Maxali ah oo ku tiilay halkaasi.

Radio Shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300