Published On: Fri, Feb 23rd, 2018

Doorashada Baarlamaanka Jabuuti oo Saakay Loo Dareeray

Dalka Jabuuti waxaa saaka looga dareeray goobaha codbixinta iyadoo dadweynuhu ay soo dooran doonaan baarlamaanka waddankaasi oo ka kooban 65 xubnood.

Kuraasta baarlamaanka 10 kursi mooye inta kale waxaa heysta isbahaysiga takada haya ee MRD.

Wararkii ugu dambeeyey ee furitaanka goobaha codbixinta ayaa Haaruun Macruuf uu ka waraystay Guddoomiyaga Doorashada Diini Maxamed Burhaan.

VOA Somali

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300