Published On: Sat, Feb 17th, 2018

Xaaladda Deegaanka Tooratoorow Oo Saakay Dagan


Waxaa Saakay dagan xaaladda deegaanka Tooratoorow ee gobolka Sh/ Hoose oo ay shalay dib uga soo baxeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Qaar ka mid ah dadka deegaanka oo la hadlay Idaacadda Shabelle ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in jawiga Saakay uu yahay mid dagan.

Balse waxa ay tilmaameen in ay ka cabsi qabaan in dagaal uu ka dhaco halkaasi, maadaama weli dhaq dhaqaaqyo iska horjeeda ay ka socdaan deegaankaasi.

Ciidamada milateriga Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa maalmihii la soo dhaafay howlgallo ka dhan ah Al Shabaab ka waday gobolkaasi Shabeelaha Hoose.

Radio shabelle

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300