Published On: Wed, Feb 14th, 2018

Wareysi Cali Fiqi VOA: Xaaladda Soomaalida ee Liibiya

Wafdi ka socda dawladda Soomaaliya ayaa maalinkii labaad ku sugan magaalada Tripoli ee dalka Liibiya si ay ugu kuur-galaan xaaladda qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan dalka Liibiya.

Wafdigan, ayaa sidoo kale ka shaqeeyn doona sidii dib loogu celi lahaa waddankooda. Wafdiga Soomaaliya ayaa waxa hoggaaminayo danjiraha Soomaaliya ee Midowga Yurub, Cali Saciid Faqi, waxana khadka telefoonka ee Tripoli ugu warramay wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali.

Halkan ka dhegeyso wareysiga Dr. Cali Faqi ee VOA

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300