Published On: Sun, Jan 21st, 2018

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmey Madaxweynaha Bankiga Islaamka we Jeddah

Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya ayaa maanta xarunta Bankiga Islaamka ee Jeddah kula kulmey Madaxweynaha Bankiga Islaamka.

Wasiirka ugu horeyntii ayaa Madaxweynaha Bankiga ugu mahadceliyey gargaarka Joogtada ah uu bankiga u fidiyo dalka Soomaaliya.

Wasiirka ayaa Bankiga ka codsadey in dowlada Soomaaliya gacan ka siiso si loo sameyn lahaa Sanduuq “Trust Fund” oo loogu tala galey mashaariicda hurumarinta oo la rabo in laga hirgeliyo dalka Soomaaliya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300