Published On: Sat, Jan 13th, 2018

VOA: Madaxweyne Farmaajo oo Gaaray Gaalkacyo

Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo ay ka taliyaan maamullada Galmudug iyo Puntland.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa inuu tago deeggaanada Galmudug, gaar ahaan degmada Cadaado iyo waliba magaalada Dhusamareeb.

Farmaajo ayaa soo dhameystay safar uu ku kala bixiyay deeggaanada Puntland. Weriyaha VOA Galkayo Abdiwahid Macalin ayaa warkan kooban noo soo diray.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300