Published On: Wed, Dec 20th, 2017

Casharka 3aad – Falanqaynta isbedelka qiimaha iyo waxa sababa. Part 2

Casharkan 3 aad wuxuu weli sii sharaxayaa oo uu lasocdaa casharkii hore ee 2aad oo ku saabsanaa Fundamental iyo Technical analysis.

Cashar kan waxaad ku arki doontaa misa ka baran doontaa iA sida lagu garto isbedelka soo socda adigoo dib u tix raacaya isbedeledii hore oo dhacay.

Markii aad kala baratid falanqeynta isbedelka qiimaha iyo dhisitaankiisa waxaad arki doontaa adigoo inta badan faaiidooyin joogta ah ka qabta ganacsigan.

Ku soo biir group keena Somali Online Trader in WhatsApp…..mA community geena wuu soo koray, waxaana ku baran doontaa akhyaar badan oo kala degen aduun weynaha, waxaaba dhici karta in aad ka heshid qof aad isku magaalo tihiin…….Every one is welcome…..Halkan ka soo gal:

https://chat.whatsapp.com/FqrCjQnAWSS6H0ni2Lhj1C

Qolka Sharcigiisa: Trading keliya haku saabsanaato sheekada

No xayeysiis

Like Comment Share

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300