Published On: Sun, Dec 17th, 2017

Mudane Cali Macow Xaaji oo ka qeyb galey shir caalami ah loona doortey inuu ka mid noqdo xubin Hey’ada “Silk Road Chamber of International Commerce”

Shir ay isugu yimaadeen xubnaha ku bohoobey hey’ada “Silk Road Chamber of International Commerce” ayaa bishan gudaheeda lagu qabtey magaalada Beijing ee dalka China.

Shirka waxaa lagu casumeyh wakiilka Rugta Ganacsiga Somaaliya ee dalka China Mudane Cali Macow Xaaji. Mudane Cali ayaa loo doortey inuu ka mid noqdo xubin ka mid ah Hey’ada “Silk Road Chamber of International Commerce”. Waxaana sidoo kale xubin nimada Hey’adda sanadkan ku biirey xubno ka socdey dalalka Lithuania, Poland, Russia and Bulgarias.

Shirkan ayaa hadafkiisu ahaa dhiiri gelinta ganacsiga shirkadaha gaarka loo leeyahay ee 75 dal ee ka tirsan hey’ada “Silk Road Chamber of International Commerce”.

Hey’ada ayaa waxaa lagu aasaasey magaalada Hong Kong sanadkii 2015 waxaana xubin ka ah 75 wadan oo ay hada ka mid noqotey dalka Soomaaliya.

About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300