Published On: Sat, Dec 16th, 2017

Ex Xildhibaan Keynaan “ Xildhibaanada wada mooshinka ka dhanka ah madaxda Qaranka waa kuwo Dano gaar ah leh”

Ex Xildhibaan Xasan Keynaan oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa sheegay in Siyaasiyiinta iyo Xildhibaanada wada Mooshinka ka dhanka ah Madaxda Dowladda ay yihiin Mas’uuliyiin horay xilal kala duwan u soo qabtay, kuna fashilmay howlihii ay u igmadeen Ummadda Soomaaliyeed.

Waxaana uu tilmaamay in haatan Mooshinka ay wadaan ay dano gaar ah ka leeyihiin Siyaasiyiintan.

Mr Kenynaan ayaa uga digay Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed in ay dumiyaan Dowladda oo haatan ku talaabsaneyso horumar dhinac walba leh.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka.


About the Author

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

gabadhiireerSudan tuuglaxaday300 ANAASIXRAYNINKA3002 Aabedartii300 arooskaorod300